Blog

Sidee Isku diwaan galiyaa?

Si aad isku diwaan galiso raac tilaabooyinkaan

  1. Booqo Website-ka qaybta Student Regstration
screenshot 2026 01 03 134334

2. Gali xogtaada: Sida Magacaga, Numberkaaga, Email-kaaga,

3. Samayso Password adag oo ka kooban xarfo iyo numbers. tusaale haybso@71#09%

Daawo Muuqaalkaan

Sidee koorso u iibsadaa?

Si aad u iibsato Koorso raac tilaabooyinkaan:

  1. Booqo Website-ka qayta Courses
2

2. Dooro Koorsada aad u baahantahay tusaale Bitcoin Course

3. ku dhufo Add to Cart, ka dib taabo proceed to checkout

4. Dooro payment Method aad ku iibsato Koorsada tusaale Crypto Payment

5. Markaad Bixiso ka dib aadna soo dir cadaynta

6. Booqo Student Dashboard, ka tag qaybta Order history, waxay Koorsada kugu furmi doontaa 5 daqiiqo ka dib.

7. Markii ay Koorsada kuu furmato waxay ka soo muuqan doontaa Enrolled Course.

Daawo Muuqaalkaan

Scroll to Top